Site icon Qaamuus

ereyga

tabo
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-btay, -batay)

1. Wax la filanayay oo la waayey dib u gocasho. 2. Dhacdo godob ka tirsasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tabo

tabasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg tabo.

kaartabollaato [m.dh] (-ooyin, m.l)
Warqad daliigyo leh oo araajida lagu qorto.

qartabo [m.dh]
ld qartabyo, qartabid, qartebid.

tartabo [m.dh]
Jaad ka mid ah kalluunka.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version