Site icon Qaamuus

ereyga

Tacab

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Hantida xoogsiga ku timaadda. 2. Hawl; xoogsi; shaqo. 3. ld tacdbid.

Tacab

Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1 Isrogrogga: (-cbay, -cabtay; -cbi)

1. (f.g) Beer dalag ka soo saarid. 2. (f.g) Hawl faa'iido ka helid. 3. (f.mg) Ku t.: qof maalgelin si noloshiisa loo hagaajiyo. ld tabac².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tacab

tabac | tacabbir | tacabbirid | tacabkhasaaro | tacabkordhin | tacabla'aan | tacablaawe | tacabsoosar |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version