Site icon Qaamuus

ereyga

Tacabbir

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

1. Dal kale u dhoofid si shaqo looga helo. 2. Haajir.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tacabbir

tacabbirid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version