Taddawur
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:ld taddawurid.
Taddawur
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:(c.nafl.) Hab soo korid ah, oo aan hakad lahayn, oo leh horumar gaar ah oo ku xiran waqti go'an.
Taddawur
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)Horumar samayn.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga taddawur ↴
taddawurid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg