Tafajiid
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:ld tafajiidid.
Tafajiid
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)Socod diidmo, gaabin iyo tabar darro ku jirto socosho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tafajiid ↴
tafajiidid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg