Site icon Qaamuus

ereyga

tafid
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)

eeg taf².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tafid

fuul [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-uulay, -uushay)
1. Wax kor u tafid. 2. Wax dushiisa ku boodid. 3. Haweeney kufsasho.

sariiro [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-rtay, -ratay)
Wax tafid.

tintafid [m.l]
Raad la xiriira gigsanaanta dusha ee dareere, waana tan keenta inuu dareere kor u raaco ama hoos uga soo dego dhuunyaro ligan.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version