taftaafan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-fnaa, -fnayd)1. Wax jirro ku raagtay ahaansho. 2. Wax la sixray ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh taftaafan ↴
taftaafnaan [m.f.dh]
eeg taftaafan. ld taftaafnaansho.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg