tagto
(m.dh)Waqti la soo dhaafay.
tagto
(m.dh)(nax.) Qaab faleed tilmaama ammin tagay.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tagto ↴
saanqaad [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
1. Ilmo yar socod billaabid. 2. Cid meel ka tegeysa socod billaabid. 3. Cid meel ay joogtay si ay uga tagto sixir ku samayn.
carragguur [m.l]
Ka tegidda carrada nafaqada leh ka tagto dhul, daad, dabayl iwm awgeed. ld carroguur.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg