Takhantakhee
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-kheeyay, -khaysay)Cid iyadoo jeegada la hayo hore u ridid. ld takhantakhi, tukhuntukhee, tukhuntukhi.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga takhantakhee ↴
takhantakhayn | tukhuntukhee | tukhuntukhi |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg