Site icon Qaamuus

ereyga

Takhantakhoo

Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-ooday, -ootay)

Qof la harbiyay hore u turunturrood. ld tukhun-tukhoo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga takhantakhoo

takhantakhood | tukhuntukhoo | tukhuntukhood |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version