Site icon Qaamuus

ereyga

Takhsiir

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-rro, m.dh)

Ganaax, ciqaab.

Takhsiir

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Qof gef sameeyey hanti ciqaab ahaan uga qaadid; ganaaxid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga takhsiir

takhsiirid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version