taki
(m.l)ld kati.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh taki ↴
kati [m.l] (-iyo, m.dh)
Bir af dhuuban oo waranka gadaal laga gesho. ld taki.
mushtaki [m.l] (-iyiin, m.dh)
Qof dacwo qaba.
waran [m.l] (-rmo, m.l)
Qalab lagu dagaallamo oo ka samaysan bir ballaaran oo labada dhinac af ku leh iyo caarad dhuuban, ul xooggan iyo taki.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg