takooran
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-rnaa, -rnayd)Qof la takooray ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh takooran ↴
faquuqan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-qnaa, -qnayd)
Nafley intii ay la nooleyd wax ka takooran ahaansho.
rujub [m.l] (-byo, m.dh)
Maroodi lab oo hanaqaad ah oo ka takooran raxantiisa.
takoornaan [m.f.dh]
eeg takooran. ld takoornaansho.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg