Taltaal
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-aalay, -aashay)1. Cid hawl ay hayso ka jeedin. 2. Balaayo cid ku dhicid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga taltaal ↴
taltaalid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg