Taluul
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Boor, qiiq iwm oo samada isku taaga.
Taluul
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-lay, -uushay)Boor, qiiq iwm kor isu taagid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga taluul ↴
cirboor | hantaluul | taluulan | taluulan | taluulid | taluulmid | taluulnaan | taluulnaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg