Taluulan
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-lmay, -lantay)Boor, qiiq iwm wax kor isu taagay noqosho.
Taluulan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-lnay, -lnayd)Boor, qiiq iwm wax kor isu taagay ahaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga taluulan ↴
taluulmid | taluulnaan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg