Site icon Qaamuus

ereyga

Tamar socod

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Summad: Ek. Tamarta ay walaxi ku kasbatay socodka ay ku jirto, le'egna hawsha ay qaban karto, marka walaxda la joojiyo. Waxaa lagu helaa isle'egtan. Ek = 1/2 mv2, taasoo m-ay tahay cufka walaxda; v-ay tahay xawaaraha walaxda.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tamar socod

kulgudbin | motoor | saxarka Alfa |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version