Tamar xor ah
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:(fiis.) Cabbir loo adeegsado awoodda hab ku samayn karo shaqo waxtar leh.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tamar xor ah ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg