Site icon Qaamuus

ereyga

Tamar-dabareed

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

(fiis.) Tamarta la bixiyo marka dabar elektaroon-wadaag ihi ka dhex samaysmo laba atam oo madax bannaan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tamar-dabareed


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version