Site icon Qaamuus

ereyga

Tanaad

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-ddo, m.dh)

Qof hanti badan leh.

Tanaad

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)

Qof hanti badan yeelasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tanaad

afartanaad | labaatanaad | labaatanaad | siddeetanaad | tanaadi | tanaadid | tanaadin | toddobaatanaad |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version