Site icon Qaamuus

ereyga

Tantoomo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Shanta farood iyo calaacasha gacanta oo duuban oo wax lagu dhufto iyadoo gacantu soo laabmayso. ld tan-toonyo, tatoomo, tatoonyo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tantoomo

tantoonyo | tatoomo | tatoonyo | tumuujee |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version