Site icon Qaamuus

ereyga

taqliin
(m.dh)

ld talqiin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh taqliin

talqiin [m.l]
1. (dii.) Hadallo duco iyo dardaaran isugu jira oo qof dhintay xabaashiisa lagu kor akhriyo. 2. Qof sakaraad ah oo towxiidka loo laqimayo. ld taqliin.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version