taqsiin
(m.dh)1. In yar oo tubaako ama jaad ah oo mar canka la geliyo. 2. Muusig yar oo ka horreeya heesta.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh taqsiin ↴
taqsiinasho [m.f.dh]
eeg taqsiino.
taqsiino [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ntay, -natay)
In yar oo tubaako ama qaat ah ruugid (qof).
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg