Tar
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Mid ka mid ah godadka dayaxa oo u dhexeeya neefmadoobaha iyo majinta oo la rumaysanyahay qofka dhasha inuu yeesho taran badan. 2. ld tarid.
Tar
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Magac xiddig; afqays. 2. Bow-do.
Tar
Qaabnaxa: Fal Gudbe/Labagudbe1 | Verb Transitive/Bitransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)1. Wax t./wax u t.: cid wax qabasho. 2. Wax badin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tar ↴
aal | ib | ibagujee | ubuc | naado | caag | daaddihi | daafad | daafad-xagleed | faa'iidee |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg