Site icon Qaamuus

ereyga

Taraanturro

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Tallabooyin horay xoog loogu qaado, si qof soconayoo wax cagta ku dhuftay ama xoog kale gadaal ka soo harbiyay, dhicidda iyo kufidda isaga ilaaliyo; takhantakho. ld turaanturro.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga taraanturro


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version