Taran
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:ld tarmid.
Taran
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-rmay, -rantay; -rmi)1. Miro dalag la kariyey badasho. 2. Nafley is dhashay tiradeeda badasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga taran ↴
ib | ubuc | daafad | daafad-xagleed | kaadi-taran | laan | oosayt | rabbadh | ugax | ugaxlay |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg