Taran badan
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:(kiim.) Iskudhis ka kooban molikuyuullo aad u waaweyn oo ka samaysmay xubno molikuyuuleed oo soo noqnoqday (tarmiyeyaal). Taran badanya-du sida caadiga ah ma laha cuf molikuyuul go'an.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga taran badan ↴
rabbadh | moolikiyuul weyne | tar |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg