Site icon Qaamuus

ereyga

Taran-tallaal

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(baay.) Qaab taran jinsila'oo ka dhaca dhirta, halkaas oo ay ka samaysmaan dhismayaal gaar ah oo unugyo badanley ah, kuwaas oo harka dambena ka go'a waalidkood. Tus. “Tuyuubar iyo balbka”.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga taran-tallaal


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version