tarbuush
(m.l) (-shyo, m.dh)Koofiyad dhuuban oo dhalada ama dhinac bul dheer ka raaraco oo askartii talyaanigu qaadan jireen; waxaa waagii hore raggu ka qaadan jiray dalka Turkiga. ld darbuush.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tarbuush ↴
darbuush [m.l]
ld tarbuush.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg