Site icon Qaamuus

ereyga

Tareen

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nno, m.dh)

Gaadiid ka kooban gaariyaal badan oo isku xiriira oo midka u horreeyaa ee wax jiidayaa matoor saaran yahay kuna orda jid bir ah. ld tariin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tareen

dhabbabireed | hoon | maxaddo | meetroo | tariin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version