targal
(m.l) (-llo, m.dh)1. Sarwaal hoos ka dhuuban oo badanaa fardaha lagu fuulo.2. Sarwaal.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh targal ↴
surwaal [m.l] (-llo, m.dh)
Dhar badanaa raggu qaato oo lugaha ilaa dhexda qariya; targal. ld surweel.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg