tarid
(m.f.dh)eeg tar³. ld tar¹ (2).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tarid ↴
faa'iidee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-deeyay, -deysay)
U f.: cid faa'iido u tarid. ld faa'idee. faa'idee
taageer [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Qof wax tarid ama kaalmayn. ld teegaar.
baayacmushtarid [m.f.dh]
ld biicmushtarid.
bantarid [m.f.dh]
eeg bantar².
beecmushtarid [m.dh]
ld biicmushtarid.
biicmushtarid [m.dh]
eeg biicmushtar². ld baayacmushtar¹ (1), baayacmushtarid, beecmushtari.
cantarid [m.f.dh]
eeg cantar².
catatarid [m.f.dh]
eeg catatar².
kalkaal [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-aalay, -aashay)
Cid taageero u fidin ama wax tarid.
matatarid [m.f.dh]
eeg matatar². ld matatar¹ (3).
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg