Site icon Qaamuus

ereyga

Tariib

Qaabnaxa: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective Isrogrogga:

Nabarro yaryar oo jirku yeesho oo ka qaado dhirta caanaha leh qaarkood.

Tariib

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)

Nabarro yaryar oo jirku yeesho dhirta caanaha leh qaarkeed ka qaadid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tariib

tariibid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version