Site icon Qaamuus

ereyga

tariin
(m.l)

ld tareen.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tariin

tareen [m.l] (-nno, m.dh)
Gaadiid ka kooban gaariyaal badan oo isku xiriira oo midka u horreeyaa ee wax jiidayaa matoor saaran yahay kuna orda jid bir ah. ld tariin.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version