Tarjumo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)Wax lagu fasiray af kale. ld tarjimad, tarjimo, tarjumad, turjumad, turjumo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tarjumo ↴
tarjimad | tarjimo | tarjumad | tarjumid | turjumad | turjumo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg