Tarraar
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Ood laba beerood oo isa saaran u dhexeysa.
Tarraar
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Summad Alif dheer u eg oo garabka ilaa caloosha gaaraya oo geela lagu dhigo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tarraar ↴
heensarraar |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg