Tarraq
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-qyo, m.dh)Qoryo yaryar oo la farsameeyey oo afka baaruud ku leh; kabriid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tarraq ↴
kabriid | qaraf |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg