Tarriiq
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Dillaac, jeex. 2. Waddo laba degmo isku xirta.
Tarriiq
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-qay, -qday)Wax jeexid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tarriiq ↴
farriiq | tarriiqan | tarriiqan | tarriiqid | tarriiqmid | tarriiqnaan | tarriiqnaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg