Tasow
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-oobay, -owday; -oobi)1. Baadi wax muddo badan maqnayd noqosho. 2. Nafley dayoobid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tasow ↴
tasoobid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg