Tastuur
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rro, m.dh)1. Xeer ama qaynuun waddan lagu maamulo. 2. Qori kolkol lagu shiraaca lagu xiro oo doonyuhu isticmaalaan.
Tastuur
Qaabnaxa: Magac Lab/Dheddig Urur | Noun Masculine/Feminine Collective Isrogrogga:Dhaqan iyo dabeecad qof leeyahay. ld dastuur.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tastuur ↴
dastuur |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg