Site icon Qaamuus

ereyga

tawxiid
(m.l)

Qiritaanka la qiro in Ilaah kali yahay cibaadadana isaga mudan yahay in la caabudo. ld towxiid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tawxiid

shahaado [m.dh] (-ooyin, ml.)
1. Qiritaanka la qiro tawxiidka. 2. (-ooyin, m.l) Warqad caddayn ah oo la siiyo qof marxalad waxbarasho dhammaystay. 3. Marqaati.

towxiid [m.l]
ld tawxiid.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version