taxaddar
(m.l) (-ryo, m.dh)Digtooni; feejigni.
taxaddar
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ray, -rtay)Wax halis ah ka digtoonaansha.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh taxaddar ↴
taabasho [m.dh]
(daaw.) Hab baaritaan qayb ka
mid ah jirka ayadoo si taxaddar leh lagu
dareemayo gacamaha iyo faraha fooddoo-da.
Taabashada waxa marar badan lagu kala sooci karaa barar adke ah iyo mid tulux ah. Taabashada waxa kale oo loo isticmaalaa in lagu ogaado jiritaanka ilmo uurka ku jira. ld taabad taabad
aanee [Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2] (-neeyay, -naysay)
1. (f.g) U aa.: cid, cid kale oo dakano ka gashay ka gudid. 2. (f.mg) U aa.: wax dhacay cid ku tuhmid. Tus. “Waxyeelada baabuurka gaartay waxaa loo aaneynayaa taxaddar la'aanta shufeerka”.
dharruur [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Wax si taxaddar leh u shubid.
taxaddarid [m.f.dh]
eeg taxaddar².