taxriif
(m.l)Wax siduu ahaa mooyee si kale loo fasiro.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh taxriif ↴
taxriifi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax siduu ahaa si kadduwan u fasirid.
taxriifin [m.f.dh]
eeg taxriifi.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg