tayaago
(m.dh)ld tannaagood.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tayaago ↴
tannaago [m.dh]
Hadal lagu dheeraysto si cid meel fog joogta loo maqalsiiyo; tayaago. ld tannaagood.
tannaagoo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
Cid meel fog joogta cod dheer kula hadlid. ld tayaago, tayaaqoo.
tannaagood [Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine]
eeg tannaagoo. ld tayaago, tayaagood, tayaaqood.
tayaagoo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
ld tannaagoo.
tayaagood [m.l]
ld tannaagood.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg