tayada
(dk.lh.dh) (-tayada)ld tayo².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tayada ↴
ayni [m.l] (-iyo, m.dh)
1. Tayada ay wax leeyihiin. 2. Da'.
mufanid [m.l]
Nin tayada hargaha iyo saamaha aqoon u leh.
ribmidab [m.l]
(fiis.) Qiyaasta tayada muuqaalka midab. Midabbada caddaan, madow ma laha ribnaan midab, waxana la yiraahdaa waa midabyo haydh leh. Ribmidab waa astaanta midab ka dhigta casaan, buluug, cagaar iwm.
tayo [dk.lh.dh] (-tayo)
Tan annagu aannu leenahay. ld taayada², taayo, tayada.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg