Tee
Qaabnaxa: mu.we.dh Isrogrogga:(kuwee, w) Magacuyaal weyddiimeed oo dhaddig, oo iskii u taagan, oo wax ama qof lagu hubsado. tus. “Waa tee midda hadlaysa imminka?”.
Tee
Qaabnaxa: dk.we.dh Isrogrogga: (-tee)Dibkabe weyddiimeed oo dheddig, oo wax ama qof lagu hubsado. Tus. “Fartee baa kula qurxoon?”.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tee ↴
ha'ahaatee | jaalabutee | saalaxweetee | taageer | taageere | taageerid | tabaaqil | uubatee | uumitee | xadatee |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg