Site icon Qaamuus

ereyga

teeda
(mu.lh.dh)

(kuweeda, w) Magacuyaal lahaansho oo dhaddig ah oo tilmaamaya wax iyadu (qofka saddexaad ee kelida ah ee dheddig) ay leedahay. eeg keeda. Tus. “Weyddii halka ay teeda uga tagtay”.

teeda
(dk.lh.dh) (-teeda)

Dibkabe lahaansho oo tilmaamaya wax iyadu (qofka saddexaad ee kelida ah ee dheddig) ay leedahay. eeg keeda. Tus. “Gacanteeda ayay ku qortay warqaddan”. ld teed³.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh teeda

yac [m.dh]
Sagaarada teeda dheddig.

kuweeda [mu.lh.w]
eeg keeda¹ / teeda¹.

teed [dk.lh.dh] (-teed)
ld teeda2.

warriile [Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective]
Gorayada teeda yar.

weyl [m.dh]
1. Burcad. 2. (-lo, m.l) Dhasha lo'da teeda dheddig.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version