Teendho
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)Aqal shiraac ah oo loogu talaggalay in degdeg loo dhiso, loona furfuro ama loo raro oo tiirar iyo xargo leh.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga teendho ↴
khaymad | shiraac |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg