Temmin
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Qiime, sicir. ld tammin¹.
Temmin
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-nay, -ntay)1. Wax qiimo ama tixgelin gaar ah siin. 2. Qof xurmayn. ld tammin².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga temmin ↴
tammin | tammin | tamminid | temminid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg