Tidcan
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-amay, -antay; -ami)Timo, xarig iwm wax la tidcay noqosho.
Tidcan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)Timo, xarig iwm wax tidcay ahaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tidcan ↴
daban | tidcamid | tidcanaan | tidcanaansho | tidic |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg